Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 13 July 2025

WARARKA MAANTA

Leadership-ka Jubaland Oo Soo Saaray Go'aano Cusub

Saturday - May 25, 2013

Jubaland- Kismaayo: Warar xogogaal ah oo ka soo waramaya gudaha xarunta caasimada ku meel gaarka ee magalada Kisimaayo isla markaana ka agdhow golaha hogaanka sare

Warkii oo dhan

Madaxweyne Obama Oo Sheegay In aanu Reer Galbeedku Dagaal Kula Jirin Musllimiinta

Friday - May 24, 2013

Washington: Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay waddamada Reer galbeedku ku jirin dagaal ka dhan ah Islaamka, isla markaana aanu ogayn cadaawad

Warkii oo dhan

Laba Nin Oo Sida Xayawaanka U Halabsanaaya Oo Askari British Ah Ku Dox-dooxay Xaafada Woolwich

Thursday - May 23, 2013

British-Woolwich: Labo nin oo ku hubeysan mindi ayaa askari British ah ku dilay xaafadda Woolwich, oo ku taalla koonfurta-bari ee magaalada London.Booliska durba

Warkii oo dhan

Xildhibaanadi DF Ee Horay U Gudoonsaday Iney Mooshin Ku Ridaan R/W Saacid Oo Ka Laabtay

Wednesday - May 22, 2013

Muqdisho: (RH)Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la laabtay mooshin ka dhan ahaa xukuumada oo dhawaan la horgeeyay guddoonka baarlamaanka, kaasoo la doonayay in

Warkii oo dhan

Reer Galbeedka Oo Sheegay Iney Indha Qorato Ku Egayaan Ficilka Xasan Shikh U Ku Xalin-doono Jubaland

Tuesday - May 21, 2013

Washinton: Loolanka siyaasadeed ee iminka ka taagan dawlada fedaraalka ee somaliya ee u hogaaminaayo madaxweyne Xasan shiikh oo dhinaca ah iyo maamul goboleedka

Warkii oo dhan

Haweyneyda Amina Maxamed Oo Loo Dhaariyey Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Kenya

Tuesday - May 21, 2013

Nairobi (RH)  Xaflad ka dhacday Isniintii shaley magaalada Nairobi, ayaa waxaa lagu dhaariyay qaar ka mid ah golaha wasiirada cusub ee dalka Kenya.Wasiirada

Warkii oo dhan

Saameynta Ay Ku yeelatay Somaaliya Markii

Monday - May 20, 2013

Nairobi- Adis-Washinton- London:Wararka laga helaayo diplomaasiyiinta reer galbeedka ee ku sugan adis-ababa iyo kenya iyo gaar ahaan kuwa ku sugan cariga Jabuuti,

Warkii oo dhan

Geesigi U Kacay Dalka Ruushka Mudada Soo Dhutinaayey Mr. Valdmir Butin Oo Talo Ku Gaaray In .......

Sunday - May 19, 2013

Moscow : Warbaahinta dalka Russia, ayaa shaacisay in Madaxweynaha dalka Ruushka Mr. Vladimir Putin uu joojiyay gabi ahaan isticmaalka gaadiidkii badnaa ee galbin

Warkii oo dhan

Xukuno Maxkamadeed Oo Lagu Kala Riday Somali Ku Nool Gobolka Minneapolis-US

Friday - May 17, 2013

Minneapolis (RH) Sida ay qortay Jimcaha maanta ah wakaalada wararka AP, waxaa shaley la soo gabagabeeyay xukunno lagu riday dad Soomaali ah kuwaasoo la sheegay in

Warkii oo dhan

Dhalashadi Maamulka Jubaland Oo Ku Dhameystiran-tay Doorashadi Shiikh Axmed Islaan " Madoobe"

Wednesday - May 15, 2013

Kisimaayo: Waxaa mar aan si fogeyn la iclaamiyey in jagadi Madaxtinimada dawlada maamulka Jubaland loo doortay Mudane Shiikh Axmed Islaan " Madoobe" doorashadaas

Warkii oo dhan

M/lkii Jubaland Wax Dabin Loo Dhigo Iyo Kolba Dhinac Kaga Imaansho Oo Beri Sidi Folkaanaha U Soo...

Tuesday - May 14, 2013

Kismaayo: Jubaland wax dibin loo dhigaba, ismacneyn iyo kolba dhinac ka imaasho, Sheeko la dado iyo khiyaamo lagu dayo iyo waxay duufaano muquurato oo ay ku hafataba

Warkii oo dhan

Qorshe Lagu Khaarijinaayo Prof. Cali Khalif Galeyr Oo Si Halisa Loo Agaasimay

Monday - May 13, 2013

Xigasho waagacusub.com: Masuulkaan oo codsaday inaan magaciisa la xusin iyo Saraakiil Sirdoonka oo ka tirsan dalalka deriska,kuwa Dowladda Federalka iyo qaar ka

Warkii oo dhan

Wasiirkii Arimaha Gudaha Ee Itoobiya Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Sunday - May 12, 2013

Addis-Ababa (RH) Ciidamada faderalka Dowlada Ethiopia ayaa Xabsiga u taxaabay Wasiirkii Wasaarada Dakhliga Itoobiya iyo ku-xigeenkiisa iyo 11 Shaqaala ah ka dib

Warkii oo dhan

Jeneralki Bilic Gobeedka Burada Loo Siiyey, General Saacid Daahir Oo Xilki Boliska Si Rasmi Ah Ula..

Saturday - May 11, 2013

Muqdisho: Xafalad si maamus qurux badan loo soo agaasimay oo ujeedadu ahayd in sidi xilalka ay ula kala wareegi-lahaayeen labada jeneral oo halkaas jeneral Saacid

Warkii oo dhan

Siilaanyo Marku Is Diidsiiyey S/weyn,Dawlada Ingiriiska O Ka Xirtay Maalkii Damdamta Lagu Heli Jiray

Thursday - May 9, 2013

London:Waxa soo baxaya lacag lagu qiyaasay ku dhawaad Lixdan Milyan oo ku jirtay sanduuq Dhawr Dawladood u sameeyeen Somaliland oo la yirhaahdo Somaliland Trust

Warkii oo dhan